Lesson Three | Ms. Word 2010 Text Basics




About this tutorial:

Video duration: 00:11:27
Muqaalkaan waxaan ku baran doontaa habka loogu shaqeeynaayo Barnaamij Qoraaleedka Microsoft Word 2010 anago ku baran doono :
1. Sidal Qoraal loogu qoro Dokumetiga
2. Sida loo doorto Qoraalka
3. Sida loo Badiyo Qoraalka
4. Sida looga raadiyo loona badalo qoraalka dukumetiga ku qoran

Fadlan nagu soo biir:
Telegram:
Facebook:

Post Author: OfficeTutes.com

Apple lover, ICT and LEAN consultant, MS Office lecturer My other website with video tutorials - Tutorials, guides and news for iPhones and iPads